Culimada Al-Shabaab oo fatwo ka soo saaray Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur

Culimo ka tirsan Al-Shabaab oo ka qeyb qaadanayey barnaamij ka baxay Idaacada ku hadasha codka kooxdaas ee Andalus ayaa gaalnimo ku xukumay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur oo ay ku eedeeyeen inuu beeniyey qaar ka mid ah axaadiista ka sugnaatay nebiga NNKH. Barnaamijkaas Culimada ka hadlay waxaa ka mid ahaa Shiikh C/waaxid Isaaq Muudey iyo Sheekh Jaamac … Continue reading Culimada Al-Shabaab oo fatwo ka soo saaray Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur